Sidee lacag uga sameeyaa webka BaalNews.Com

Shaqeyso isbuuc walbo 20$ ilaa 100$ webka BaalNews.Com

BLRS: BaalNews Ad Revenue Sharing - BLRS waa mid kamid ah qaababka aad lacagta ugu sameyn kartid website-ka BaalNews.com kaliya waxaad u baahan tahay si maalin leh ah inaad ula socoto website-ka sida inaad furtid account-gaaga maalin walbo, inaad akhrisato wararka lasoo daabacay, inaad adiga warbixin ka qorto xaalada deegaanka aad ku nooshahay iyo wixii la hadal hayo maalintaas, inaad sii share gareyso wararka BaalNews, inaad faallo iyo like saartid wararka maalinlaha ah, taasi waa habka koowaad ee aad maalin walbo lacag fiican ugu sameyn kartid webka BaalNews.com.

BLRS: BaalNews Affiliate Program - BLRS waa qaab labaad oo lacag badan maalintii aad ugu sameyn kartid BaalNews.com kaliya waxaad la wadaageysaa asxaabtaada qofkii kusoo biiro kaasoo isticmaalayo magacaga waxad heleysaa calaa qof $2.

Yaa kamid noqon karo BaalNews Income Program (B.I.P) si uu lacag ugu sameeyo maalin walbo.

Waxaa kamid noqon karo Ardayda, shaqsiyaadka jaamacadaha dhameeyay oo shaqo la'aanta ah, dadka u baahan shaqo joogto ah, website-leyda, xaasaska iyo qof walboo guri joog ah oo heli karo adeega internetka iyo saacad kamid ah wakhtigiisa, iska jooji inaa wakhti ku lumusid facebook, twitter, WhatsApp I.W.M Maantaba wakhtigaaga qaaliga ah kaga faaideyso inaa sameysid lacag kaliya adigoo wararka maalinlaha ah la soconayo.

Haddii aad tahay arday qori yaqaano wararka & xaaladaha ka taagan deegaanka uu ku nool yahay misana doonaya inuu lacag ka sameeyo xirfadiisa, Haddaba BaalNews.com waa halka aad ka heleysi kansho kuu sahleyso inaad lacag joogto ah ka sameysid online-ka, haddii aad heleysid arday badan oo kusoo biirto BaalNews.com oo magacaaga isticmaalayo waa kansho kale oo aad ku sameyn kartid lacag badan hadaba ka faaideyso oo kusoo biir BaalNews.com

Sidee ayaa lacag ugu shaqeyn karaa & Meeqaa ka shaqeyn karaa BaalNews Income Program?.

BIP: Maalinle ayaad lacag ugu sameyn kartaa webka BaalNews.com kaliya adigoo maalintii siinayo wakhti gaaban si aad bil walbo u shaqeysato lacag kugu filan.

1. BLAP: Waa hab kamid ah siyaabaha aad lacagta ugu sameyn kartid Baalnews qofkii aad keentid oo isticmaalo magacaga waxaad ku leedahay $5 marka ay noqdaan xubin kamid ah baalnews.Com

2. Furista Ciwaankaga : Maalintii waxaad heleysaa $0.05 Markaad furtid ciwaankaaga BaalNews.com

3. Akhrinta Warka: Waxaad heleysaa $0.05 Warkii aad akhrisid. waxaa laguu ogolyahay ilaa 10 jeer maalintii.

4. Faallo Bixinta: Waxaad heleysaa $0.05 faalo walbo aad qortid. Waxaa laguu ogolyahay ilaa 10 jeer maalintii.

5. Qorida Warbixinta: Waxaad heleysaa $0.50 war walbo oo ka jiro deegaankaaga webka ku daabacdid lana approve gareeyo; Waxaa laguu ogolyahay ilaa 2 jeer maalintii.

6. Like saarista warka: Waxaad heleysaa $0.05 war walbo oo Like saartid. Waxaa laguu ogolyahay ilaa 10 jeer maalintii.

7. Share-gareynta Wararka: Waxaad heleysaa $. 0.05 warbixin kasto oo aad ku share gareysid social media. Waxaa laguu ogolyahay ilaa 10 jeer maalintii.

Sidee ayaan ku aamini karaa website-ka BaalNews.Com?

BaalNews Income Program (BIP) waa goob aad ka shaqeysan kartid lacag maalinle ah mana ahan goob aad ku taajiri kartid si dhaqso ah balse waa shaqo online ah oo kuu fududeysay shirkada BaalNews Technologies.

Sidee isku diiwaan galin karaa, Shaqadana u bilaabaa?

Si aad u noqoto xubin kamid ah xubnaha lacagaha maalinlaha ah sameeyo waxaad u baahan tahay inaad iibsato BaalNews Premium Membership qiimaha labadii biloodba waa $10 waxaana si joogto ah u shaqeynsan kartaa maalintii 2$ iyo wixii ka badan hadii aad asxaab badan heshidna isbuucii waxad sameyn kartaa $50 ilaa $200.

NB: Wakhti xaadirkan webka wuxuu akhbalayaa oo kaliya EVC

Sidee & Wakhtigee ayaan lacagta la bixi karaa

Waxaad lacagtaada la bixi kartaa Jimco weliba, si aad u codsato wakhtigaas inaa lacagtaada la baxdid waa inaa la timaadaa shuruudahan in lacagtaada aay gaarto $10 in aad haaysatid labo ruux aad keentay (Referral) iyo inaad kasoo baxdid xeerarka kale

To Get Started, Click Here To Register Now