Ingiriiska Oo Taariikh Xun Ka Sameeyay Champions League

By - - [Sports]

Ingiriiska ayaa taariikh xun dhigay kadib markii afar kooxood oo Premier League ah laga reebay tartanka Champions League.


Ingiriiska ayaa taariikh sameeyay kadib markii la soo afjaray wareegii 16-ka Champions League ee laba-lugoodka ahaa oo la ciyaaray Talaadadii iyo Arbacadii ee toddobaadkan.


Xusuusnow in afar kooxood oo ka tirsan Premier League laga saaray wareegga 16-ka Champions League.


Kooxahaas waa: Manchester City, Tottenham Hotspur, Chelsea, iyo Newcastle United.


Manchester City ayaa waxaa ka adkaatay Real Madrid


Chelsea waxaa ka adkaatay Paris Saint-Germain


Newcastle United waxaa tartanka ka reebtay Barcelona


Tottenham Hotspur sidoo kale waxaa tartanka ka reebtay Atletico Madrid


Si kastaba ha ahaatee, sida ay sheegtay OptaJoe, tani waa markii ugu horreysay ee taariikhda Champions League ay afar kooxood oo ka tirsan hal dal laga saaro isla heerka tartanka xilli ciyaareed gudihiis.




Facebook     Twitter     WhatsApp     Telegram


Kindly Login or Register to comment and like and earn

Comments (0)


No comments for this post

Others are reading



Steven Gerrard Oo Arne Slot Ka Codsaday In Szoboszlai Boos Aan Booskiisa Ahayn Laga Ciyaarsiin Ingiriiska Oo Taariikh Xun Ka Sameeyay Champions League Hugo Ekitike: “Salah Waa Laacib Aan La Xaqiri Karin” Madaxweyne Laftagareen oo iska casilay xilkii uu ka haayay xisbiga JSP. Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyay buuralayda Goolis. Qatar oo dalkeeda ka ceyrisay Saraakiil ka tirsan Safaarada Iran ee Doha Falastiiniyiin ku dhintay weerar ay qaaday Iran. Trump oo ka qoomamayna weerarkii lagu qaaday xarumaha Tamarta Iran. Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Iiraan Kuna Baaqday Xasillooni. Dowladda oo ciidamo ku daabulaysa deegaano ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya.