Iran oo xaqiijisay geerida Cali Larajani

By - - [General]

Iran ayaa xaqiijisay Geerida madaxii amniga qaranka Iiraan Cali Larijani, qoraal kasoo baxay taliska ciidamada ilaalada Kacaanta ee dowladda IRAN ayaa lagu cadeeyay geerida Cali Larajani.

Waxa uu Larijani ahaa dhexdhexaadiyihii barnaamijka nukliyeerka Iran, saaxiib dhowna la ahaa Hoggaamiyihii Sare ee geeriyooday Aayatullaahi Cali Khamenei, kaas oo la dilay maalintii koowaad ee dagaalka.

Cali Larijaani sawirkii ugu dambeeyay ee fagaare lagu arko waxa uu ahaa socodkii Maalinta Quds ee Teheran 13-kii Maarso, sida lagu sheegay bartiisa X oo lagu soo bandhigay isagoo dhex taagan waddada oo u ruxaya gacanta, lana hadlayay taageerayaashiisa.




Facebook     Twitter     WhatsApp     Telegram


Kindly Login or Register to comment and like and earn

Comments (0)


No comments for this post

Others are reading



Steven Gerrard Oo Arne Slot Ka Codsaday In Szoboszlai Boos Aan Booskiisa Ahayn Laga Ciyaarsiin Ingiriiska Oo Taariikh Xun Ka Sameeyay Champions League Hugo Ekitike: “Salah Waa Laacib Aan La Xaqiri Karin” Madaxweyne Laftagareen oo iska casilay xilkii uu ka haayay xisbiga JSP. Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyay buuralayda Goolis. Qatar oo dalkeeda ka ceyrisay Saraakiil ka tirsan Safaarada Iran ee Doha Falastiiniyiin ku dhintay weerar ay qaaday Iran. Trump oo ka qoomamayna weerarkii lagu qaaday xarumaha Tamarta Iran. Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Iiraan Kuna Baaqday Xasillooni. Dowladda oo ciidamo ku daabulaysa deegaano ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya.